|
Odayaasha Dhaqanka ee ka socda Deegaanada Puntland ay isaga baxeyn Shirka Odayaasha Dhaqanka ee uga soconaaya Magaalada Muqdisho.Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada Puntland ka socda ayaa maekey arkeen musuq masuqa lagu sameneyo Dastuurka15-maj-2012
|
|
shirkii Odsayaasha dhaqanka oo furmey la doonayo in laga soo xulo ergaydii ansixin laheed Dastuurka Oadaaysha ayaa hada loo sii daad gurerenaya halka uu shirkaasi ka dhacayo iyadoo galbinayaan gawaarida Dagaal Dowlada KMG ee Soomaaliya si amaankooda loo adkeeyo.05-maj-2012
|
|
Wakiilka qaramada Midoobay ee Somalia mr Mahiig ayaa sheegey cidi ka hortimada Dastuurka iyo Roadmapka iney talabo adag ka qaadayan bayaan si wadajir ah u soo sareen QM, IGAD iyo midowga afrika kaasoo digniin adag loogu jeediyey waxa loogu yeeray qaswadeyaasha.02-maj-2012
|
|
Shirkado shidaal ka baadha degaanka sanaag gaar ahaan deganada reer maakhir ayaa la filayaa, shirki london ka dhacay bishi febaury ayaa puntland la gashey shirkado heshiis meelo badan oo puntland ka tirsan laga baadho patrool iyado la rumeysanyahay labad marin ee shidalka somarey marku ka soo goay yemen midka kowaad maro Laasqorey.27-apr-2012
|
|
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socdey qaramada midoobey ah ee ka tirsan xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan eeQaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimadda.23-apr-2012
|
|
Odeyaasha beesha haberjeclo oo isku raacey iney dhulboob ku sameeyan cidkasta sialaanyo had wadi arinti odeyashu kula taliyeen,iyadoo xisbiga haberjeclo ee kulmiye qoorta laga soo qabtey nin habaryoonis lana gaaraacey iyado ay shaley kabaqeen in yimaadan kulankii xisbiga kuwa hartiga ee u shaqeeya silaanyo17-apr-2012
|
|
Wasiirka warfaafinta xukuumada Somalia C/qaadir Maxamed Xuseen Jaahweyn,Wasiirka ayaa beeniyey iskana iskana fogeyey eedeeyn uga timid madaxweynaah Somalia oo aheyd in qaraxii dhowaan ka dhacay Tiyaatarka ay masuuliyadiisa qaadaneyso wasaarada warfaafinta oo uu xusay ineysan xafladaas ku war gelinin laamaha amaanka.10-apr-2012
|
|
Ra’iisul wasaare C/wali Gaas waxaa uu waraysi siiyey AFP oo sheegay in qorshaha la maleegay oo ahaa mid abaabulanayna shaqeeyeen Dhaq dhaqaaqa Al-Shabab uu ahaa mid la damacsanaa in la dilo shaqsiyan iyo xubnaha kale ee munaasabadda ka qeyb qaadanayay hase ahaatee uu noqday mid fashilmay oo aan laga gaarin dantii laga lahaa.07-apr-2012
|
|
ismiidaamin ah uu ka dhacay Xarunta Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka halkaas ee kasocotay Munaasabad lagu xusayay Sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii dib loo hool galiyay TV-ga Qaranka Soomaaliyeed SNTV.04-apr-2012
|
|
Madaxweynaha Soomaaliland ayaa ku baaqay nabad iyo wadahadal in lagu xaliyo dagaalada hada ka soo cusboonaaday deeganada Laascaanood iyo sido kale Buuhoodle , wuxuuna Silaanyo sheegay inuu baaq udirayo cuqaasha iyo sidoo kale caaqilada Degmada Buuhodle, wuxuuna u soo jeediyay inay nabadda qaataan.02-apr-2012
|
|
Warshada kaluunka Laasqorey oo la ibinayey qalabkeedi lagana iibiyey warshada kaluunka XAABOsida wararku sheegeyaan qasacadihi kalunka lagu cabey jirey iyo talaajadihi iyo qalab badan oo kale. Wararka ayaa sheegeya markuu masuq maasuq iyo maamul xumo ku dhacdey ay istaagtey iyado dadki ugu sarsareyna ay ibsade warshado yar yar oo ay gaar u leeyihin.16-mar-2012
|