vao
voa2
bbc5bbc9






homecontactmusicfilm
univ

royal

somchtv
hctv

oilmap

Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hoggaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole)  wasiiro ay  ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi.21-feb-2012

Ciidamada kenya dagaal kharar ku qadey alshabaab iyaga oo raba maalmaha soo socda in ay lawereegan magaalo xebeedka Kismaanyo Qasaaraha ka dhashay dagaalkaas ayaa la sheegayaa in dhinacyada dagaalamaya uu ku koobnaa, isla markaana dhimasho iyo dhaawacba uu ka soo gaaray.19-feb-2012

Madexdii soomalida oo ku jeeda shirka london ka dhacaya,magaalada London 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka socday dhaqdhaqaaqyo ay ka sameynayaan Jaaliyaddda Soomaalida UK, iyagoo diyaarinaya inay magaalada London ka dhigaan dibadbaxyo waaweyn oo ay ku taageerayaan shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.19-feb-2012

Shirkii Garoowe2 oo soo gebageboobey  ku dhow arimi badneydna laysu afgartey lana laka saxiixdey iyadoo maanta ay soo gaareen madasha shirka wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyaga oo loo sameeyay munaasabada qado ah oo ay isku arkeen madaxda kale ee shirka.17-feb-2012

magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa shalay galab si rasmi ah uga furmay Wajigii 2-aad ee shirka wada-tashiga ee looga hadlayo arrimaha Soomaalida, waxaana khudbado ka soo jeediyay mas’uuliyiin kale duwan oo  shirkaasi ka soo qaybgalay.16-feb-2012

Wefdiga Ra’iisul Wasaare C/weli gaas ayaa si heersare ah logu soo dhoweeyey garoonka Garoowe madax uu horkacayay madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo madaxweyne kuxigeenka Mudane C/samad Cali Shire iyo sidoo kale Wasiiro Xildhibaano, saraakiil, iyo dadweyne aad u tiro badan.15-feb-2012

Prof Cali Khalif Galeyr  hogaamiyaha maamulka lamagac baxay Khatumo state ee  ayaa sheegey mar u siinayey wareysi siiyey tv, waxu yiri Puntland hana qabsaden faroole hadi kale waxanu u arkeyna in beshisu laqabto hadalada aflagadasha ee noo geysanayo ayuu yiri mr galey, oo dhawajiyey in ay dagaalka ka bilaabeyaan dhinaca sanaag.13-feb-2012

Raisul wasaaraha Somalia Dr. C/weli Gaas uu ku dhowaaqo isku shaandheyn koobanoo uu damacsan yahay inuu ku sameeyo xubnaha golihiisa wasiirada qaarkood isku shaandheyntan a oo kala bedeley ilaa 3 wasiir oo labo ka mid ah la sheegayo in la isku bedelayo.13-feb-2012

Dagaalka culusd oo la isku adeegsaday Hubka culus iyo midka fudud ayaa ka socda Magalada beledweyne  ee gobolka hiiran  kasoo u dhexeya maamulka dooxada shebele iyo alshaab  kaas oo dhaliyay qasaaro nafeed oo soo kala dhexgaray Ciidamada dirirta u dhaxeysay.11-feb-2012

50-Cent oo ah Fanaan caan ah oo qaada heesaha Soomaalidu u taqaan Rapka ayaa soo gaaray Qeybo kamid ah Dhulka Soomaaliya.Sidoo kale 50-cent oo la socdey xubno hay’adda cunada aduunka ee WFP ka tirsan ayaa booqasho ku tegey degmada Doolow ee gobolka Gedo.9-feb-2012

Dawooyinki ay dawlada turkey caawimada u bixisey qaybti puntland oo muqdisho lagu iibsadey,Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland waxay shaaca ka qaadey sida ay uga xuntahay in daawooyinkii loogu talagalay 3-da sano ee soo socota inay kayd u noqoto in lagu lunsado magaalada Muqdisho.7-feb-2012