11:00 GMT

16:00 GMT


laasqorey
Somaliawatch.org.
AllPuntland
Somali Weyn
Somali Globe

Puntland State
Puntland post
dayniile
hiiraan

ruunkinet
Qaranimo.com
Midnimo.com
Somaligalbeed
Mogadishu.com
HornAfrik Online
Somitek
Somali Government
Wadani.com
Somaliwebsite.com
UN-Somlaia
CodkaSomali Galbeed
Arlaadinet

Somalihome Online

Benadir

Somali Peace

SomaliUK.com
Somalitalk.com

SomaliNet
Somali Inter
Riverineland
shabell.net
bbc afsomali

 

ururka alshabaab oo lagu arkey degaano katirsan maamul gobaleedka puntland. Waxaa ka jira maalmihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland Calanka Madow ee astaanta u ah Dagaayahanada Al-Shabaab in lga dul suray deegaanada Laamiga maro ee u dhow dhow Magaaada Xeebta Boosaaso.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Degaanada Calanka Al-Shabaab la suray a kala yihiin Laag, Ceel Doofaar, Galgala iyo Karin. Sidoo kae waxaa laga soo sheegaaa Deegaanada Bari in lagu arka shalay meelo badan oo tirsan Tuulooyinka Xeebaha iyo kuwa baadiyaha ku yaala oo Calanka Al-Shabaab ka dulbabanayo.

Dowladda Puntland iyo Madaxda sare ee Maamulka ayaa maalmahan waday diyaarin Ciidan iyo abaabul Sarakiil sar sare oo ka hortaga Xoogaga Al-Shabaab oo laga cabsi qabo in si sahlan kula wareegaan wadada marinka u ah ee isku xirta Boosaaso iyo Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaa in Magaaada Boosaaso gudaha ugu jiraan Boqolaal Xoogaga Al-Shabaab oo lagu soo tababaray Koonfurta Soomaaliya, lana doonao in a qeybo ka mid ah Magaaada la wareegaan iyagoo kaashanaya dhalinyarada deegaanka.

Bilihii ugu dambeeyey waxaa aad u soo kordhayey dagaalyahanada ku soo biirayey Xoogaga saldhigoodu yaha Buurta Galgala, kuwaas oo manta la tilmaamayo in a noqdeen awood culus oo isu qaabeynaysa weerar ay la galaan Dowladda C/raxmaan Faroole oo hadda caga badan ku taagneyn marka laga Eego dhanka Siyaasadda iyo Amaanka guud ee Dalka.

 

QuraanAlkariim(1)
QuraanAlKariim(2)

Boqolsoon
Alqurabaa.com
Somali Islamic.com
Learn about Islam
IVIEWS.COM
Islamic City

Audio
Radio Hargeysa
Radi &TV Djibouti
Radio Dalmar

Radio Golis (RG)
Sagal S. Radio
SomaliRadio
(Sweden)

DR Online
(Denmark)

Somali Radio
(USA)

Focus On Afirca
AfricaWorld
Tonight

ChannelAfrica

Jaraidka
Ayaamaha
Somali Press
Himilo
Warsan
Xog-Ogaal Online
Elektaroonig