11:00 GMT

16:00 GMT


laasqorey
Somaliawatch.org Somalilandnet.
AllPuntland
Somali Weyn
Somali Globe

Puntland State
Puntland post
dayniile
hiiraan

ruunkinet
Qaranimo.com
Midnimo.com
Somaligalbeed
Mogadishu.com
HornAfrik Online
Somitek
Somali Government
Wadani.com
Somaliwebsite.com
UN-Somlaia
CodkaSomali Galbeed
Arlaadinet

Somalihome Online

Benadir

Somali Peace

SomaliUK.com
Somalitalk.com

SomaliNet
Somali Inter
Riverineland
shabell.net
bbc afsomali

 

Hogaamiyaha Ururka Alshabaab Sh Axmed Cabdi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Kambala waxaana uu sheegey in Qaraxyadaasi ay ahaayeen kuwo Alshabaab ay ka danbeeyeen isagoo intaas ku daray inay kuwo kale xigi doonaan.

Sh Ahmed Godane oo loo yaqaan Abuu Zubeyr ayaa warbaahinta u soo diray Cajalad Maqal ah wuxuuna sheegay in qaraxyadii Kampala ay fuliyeen guutada Saalax Nebhaan oo ay Baraawe ku dileen ciidamada Sirdoonka ee Mareykanka.



Sh Axmed Cabdi ayaa yiri “Guuto ka tirsan Mujaahidiinta Alshabaab ayaa gesysatay Weeraradii lagu laayey Mushrikiintii Kambala ku sugnayd waxaana xigi doona weeraro kale qaraxyada Kampala waa bilaaw loogu aargudayo shacbka reer Muqdisho”Ayuu yiri Abuu Zubeyr .

Abuu Zubeyr ayaa amaan u jeedshay guutadii fulisay weeraradii Kampala wuxuuna sheegay in ay si daacadnimo iyo geesino leh u difaaceen diinta iyo dalkooda

 








QuraanAlkariim(1)
QuraanAlKariim(2)

Boqolsoon
Alqurabaa.com
Somali Islamic.com
Learn about Islam
IVIEWS.COM
Islamic City

Audio
Radio Hargeysa
Radi &TV Djibouti
Radio Dalmar

Radio Golis (RG)
Sagal S. Radio
SomaliRadio
(Sweden)

DR Online
(Denmark)

Somali Radio
(USA)

Focus On Afirca
AfricaWorld
Tonight

ChannelAfrica

Jaraidka
Ayaamaha
Somali Press
Himilo
Warsan
Xog-Ogaal Online
Elektaroonig